War murtiyeed ka kooban illaa 16 qodob ayaa goor dhow laga soo saaray shirka Wadatashiga ee Kismaayo ugu socday Madaxda dowladda Goboleedyada Jubbaland, Puntland, Hirshabeelle, Koofur Galbeed iyo Galmudug.

Shirka ayaa lagu dhisay Gole ay ku mideysan yihiin maamul goboleedyada oo loogu magac daray Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada, waxaa Guddoomiye iyo kuxigeen loo doortay sanadka koowaad Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.

War murtiyeedka ayaa lagu sheegay inay yeelan doonaan shirar kale oo ka dhici doona xarumaha dowlad goboleedyada dalka.

Hadaba halkan hoose ka akhriso nuqulka war murtiyeedka:-

Bosasotimes.com

 

http://www.bosasotimes.com/wp-content/uploads/2017/10/shirkakismaayo2.jpghttp://www.bosasotimes.com/wp-content/uploads/2017/10/shirkakismaayo2-150x150.jpgadminGobolada dhexeJubbalandKoonfur GalbeedPuntlandsomali NewsDawladda Federaalka,Gaas,Kismaayo,maamul goboleedyada,War murtiyeedWar murtiyeed ka kooban illaa 16 qodob ayaa goor dhow laga soo saaray shirka Wadatashiga ee Kismaayo ugu socday Madaxda dowladda Goboleedyada Jubbaland, Puntland, Hirshabeelle, Koofur Galbeed iyo Galmudug. Shirka ayaa lagu dhisay Gole ay ku mideysan yihiin maamul goboleedyada oo loogu magac daray Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada, waxaa Guddoomiye...News from Somalia & the World