Bosasotimes.com waa shirkad warbaahin oo ka hadasha marwalba xaqiiqada, kana  fog eex iyo isku dir bulsho, warararka hay’adda warbaahinta bosasotimes.com waa sugan tahay, waxaana marwalba xukuma warar tebinta inay ku dhisan tahay run, hubin, iyo in warkaa dani ugu jirto bulshada in loo sheego.

Wixii ka baxsan anshaxa waa ka reebantahay hay’adda wararka ee Bosasotimes.com.