Madaxda madasha ee baryahan ku shiraysay magaalada muqdisho ayaa go’aan ku qaatay in dib loogu laabanaayo 5 kursi oo muran badan dhaliyay.

Hogaamiyaasha madasha oo isla gartay in dib looceliyo 5tan kursi ayaa waxaa shaaciyay in gudiga doorashada lagula xisaabtamaayo qaabka ay doorashadu u dhacayso.

Hogaamiyaasha ayaa isla gartay 5tan kursi oo doorshadooda lagu laabanaayo oo kala ah

  1. Shiikh shaacir shiikh maxamad   koonfur galbeed digil wayne
  2. C/qaadir maxamuud gaafow Galmudug murursade
  3. Cabdi maxamuud maxamad puntland ugaarsaleemaan
  4. Claahi maxamad aadan jubaland gaaljecel

Docda kale hogaamiyaasha madasha ayaa sheegay inay il gaara ku hayaan 5ta xubnood oo la soo celiyay marka ladooranaayo iayagoo ku canaantay gudiga doorashada inay si adag ula socdaan

http://www.bosasotimes.com/wp-content/uploads/2016/05/IMG_8899.jpghttp://www.bosasotimes.com/wp-content/uploads/2016/05/IMG_8899-150x150.jpgMustafe Mohamedsomali NewsMadaxda madasha ee baryahan ku shiraysay magaalada muqdisho ayaa go'aan ku qaatay in dib loogu laabanaayo 5 kursi oo muran badan dhaliyay. Hogaamiyaasha madasha oo isla gartay in dib looceliyo 5tan kursi ayaa waxaa shaaciyay in gudiga doorashada lagula xisaabtamaayo qaabka ay doorashadu u dhacayso. Hogaamiyaasha ayaa isla gartay 5tan kursi...News from Somalia & the World