somali News

Taabid oo aqbalay xil ka qaadista, kuna baaqay in Ciidamada la dul dhigay Xarunta Gobolka Banaadir laga qaado

Taabid Cabdi Maxamed ayaa aqbalay xil ka qaadistii lagu sameeyay, isagoo u hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. C/raxmaan Yariisow. Hoos ka akhriso warqada uu qoray…
Continue Reading
Puntland

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Sharciga Shaqaalaha Rayidka ah iyo Tubta Siyaasada Loo dhan-yahay, loogana hadlay arrimo kale.

Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumada dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu shir-guddoominayey Ra’iisu Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyey Sharciga Shaqaalaha Rayidka ah, Tubta Siyaasada loo…
Continue Reading
Puntland

Markii ugu horeysay Soomaaliya lagu casumo shirka dhaqaalaha adduunka (Davos World Economic Forum) tan iyo 1991.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeybgalaya shirka Madasha Dhaqaalaha Aduunka  kaasi oo ka furmi doona magaalada Davos ee Dalka Switzerland. Shirkan oo sanadle ah…
Continue Reading