Puntland

Madaxwaynaha puntland oo safarkiisi uu ku marayay gobolada bari iyo karkaar oo uu soo gabagabeeyay

Maxawaynaha puntland mudane gaas ayaa soo gabagabeeyay safaro uu ku maraayay gobolada bari iyo karkaar madaxwaynaha ayaa safaradaas waxaa ku waheliya labada gole ee dowlada safarkaan oo xaaladisu ahayd u…
Continue Reading
somali News

GUDOOMIYE JAWAARI OO LA KULMAY SAFIIRADA SACUUDIGA IYO MIDOWGA YURUB EE SOOMAALIYA

Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” ayaa maanta xafiisiisa Muqdisho ku qaabilay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Veronique  Lorenzo, kaasi oo ay ka wada hadleen adkaynta xariirka iyo iskaashiga…
Continue Reading
Koonfur Galbeed

84 MUDANE OO KA TIRSAN BAARLAMANKA KOONFUR GALBEED OO MOOSHIN KA KEENAY SHIRIIF XASAN SHEEKH AADAN

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegeen in ay  Mooshin ka keenayaan Madaxweynaha Maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan. Xildhibaan Cusmaan Maxamed Caato oo ka mid ah…
Continue Reading