Puntland

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Sharciga Shaqaalaha Rayidka ah iyo Tubta Siyaasada Loo dhan-yahay, loogana hadlay arrimo kale.

Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumada dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu shir-guddoominayey Ra’iisu Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyey Sharciga Shaqaalaha Rayidka ah, Tubta Siyaasada loo…
Continue Reading
Puntland

Markii ugu horeysay Soomaaliya lagu casumo shirka dhaqaalaha adduunka (Davos World Economic Forum) tan iyo 1991.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeybgalaya shirka Madasha Dhaqaalaha Aduunka  kaasi oo ka furmi doona magaalada Davos ee Dalka Switzerland. Shirkan oo sanadle ah…
Continue Reading