Puntland

Wafti uu hogaaminayo wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka caalamiga Puntland oo ku wajahan magaalada Boosaaso

Waxaa maanta la filayaa inay soo gaaraan magaalada Boosaaso wufuud ka kooban wasiiro iyo madaxkale oo ka tirsan dawladda Puntland kuwaas oo uu hogaaminayo wasiirka Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga Dr.…
Continue Reading
Puntland

Tababar ku saabsan kobcinta xirfadda shaqaalaha shirkaddaha sida khaaska ah loo leeyahay oo ka dhacay magaalada Garoowe.

Waxaa ka furmay xarunta tababarada ee shirkadda Agaasin magaalada Garoowe tababar ku saabsan kobcinta iyo kor u qaadidda xirfadda ganacsatada Puntland kaas oo  ayna si wada jir ah ufulinayeen shirkaddaha…
Continue Reading