Dhulgariirka oo cabirkiisa ahaa 6.4 magnitude ayaa waxa uu inta badan dumiyay dhismooyin dhaadheer oo ku yaalla magaalada Tainan.
Kooxaha dab demiska ayaa badbaadiyay in ka badan 2 boqol oo qof, kuwaasi oo ku jiray dhismooyin liicay.
Dhulgariirka ayaa dhacay saqdii dhexe ee xalay, xilligaasi oo dadka badankood ay jiifeen.
Waxaa hadda la joojiyay inta badan adeegyada tareennada, gaar ahaan kuwa ka imanaya koofurta Taiwan, xilli dad badan ay safrayaan sanadka cusub ee Shiinaha awgiis.

http://www.bosasotimes.com/wp-content/uploads/2016/02/160206055637_taiwan_sismo4_640x360_ap_nocredit.jpghttp://www.bosasotimes.com/wp-content/uploads/2016/02/160206055637_taiwan_sismo4_640x360_ap_nocredit-150x150.jpgKhadroSportsDhulgariirka oo cabirkiisa ahaa 6.4 magnitude ayaa waxa uu inta badan dumiyay dhismooyin dhaadheer oo ku yaalla magaalada Tainan. Kooxaha dab demiska ayaa badbaadiyay in ka badan 2 boqol oo qof, kuwaasi oo ku jiray dhismooyin liicay. Dhulgariirka ayaa dhacay saqdii dhexe ee xalay, xilligaasi oo dadka badankood ay jiifeen. Waxaa hadda...News from Somalia & the World