Gudoomiyaha cusub ee baarlamanka soomaaliya mudane jawaari ayaa ka hadlay doorashada aqalka sare wakhtigay dhacayso isagoo sheegay in ay sugayaan 14 senetor kana codsaday in ggudiga doorashadu ay fududeeyaan.

Mudane jawaari ayaa sheegay inay u qabteen gudi hawl wadeeno ka ah doorashada aqalka sare gudigaas oo ka kooban lix xubnood.

bosasotimes oo waraysi gaara uu siiyay gudoomiyaha gudiga hawl wadeenada doorashada aqalka sare ayaa noo sheegay inay 17/1/2017 ilaa 19/1/2017  ay qabanayaa isdiiwaan galinta musharaxiinta u tartamaysa gudoomiyaha aqalka sare iyo labada ku xigeen, 21/1/2017 ay dhagaysanayaan khudbadaha musharaxiinta waa siduu hadalka u dhigaye 22/1/2017 kana waa doorashadi.

Waa markii ugu horaysay oo soomaaliya ay yeelato aqalka sare, markii la doorto aqalka sare waxaa lagu xejinayaa in loo hawlgalo doorshada madaxwaynaha oo iyadana la rajaynaayo in dabayaaqada bishan la qabto

http://www.bosasotimes.com/wp-content/uploads/2015/10/Prof.Maxamed-Sheekh-Cismaan-Jawaari-150x120.jpghttp://www.bosasotimes.com/wp-content/uploads/2015/10/Prof.Maxamed-Sheekh-Cismaan-Jawaari-150x120-150x120.jpgMustafe MohamedPuntlandGudoomiyaha cusub ee baarlamanka soomaaliya mudane jawaari ayaa ka hadlay doorashada aqalka sare wakhtigay dhacayso isagoo sheegay in ay sugayaan 14 senetor kana codsaday in ggudiga doorashadu ay fududeeyaan. Mudane jawaari ayaa sheegay inay u qabteen gudi hawl wadeeno ka ah doorashada aqalka sare gudigaas oo ka kooban lix xubnood. bosasotimes...News from Somalia & the World