Munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay oo maanta ka dhacday Magaalada Taipei, ayaa waxaa lagu dhaariyay haweeneydii ugu horaysay oo noqonaysa Madaxweynaha Taiwan,Tsai Ing-wen iyo Ku Xigeenkeeda, Chen Chien-jen, ayaa waxaa lagu dhaariyay munaasabadan oo lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Taiwan,

Ma Ying-jeouo, Madaxweynihii hore ee Taiwan, ayaa si diiran xilka madaxtinimada ugu wareejiyay haweeneyda kaga guuleysatay doorashadii billo ka hor ka dhacday dalka aan weli la aqoonsan,

Bayaan uu maanta soo saaray Shiinaha, ayuu Madaxweynaha cusub ee Taiwan kaga digay inay dadaal u gasho, sidii Taiwan ay u noqon laheyd dal ka madax bannaan Shiinaha intiisa kale,

Tsai Ing-wen, ayaa maanta madashii lagu dhaariyay ka sheegtay inaysan ka laaban doonin go’aankeeda ay ku difaaceyso in Taiwan, ay noqoto dal aan ka tirsanayn Shiinaha,

3de51690bb544ded8f1b739b690bc789_18http://ichef.bbci.co.uk/news/624/cpsprodpb/0AD6/production/https://si.wsj.net/public/resources/images/14637467399b661.jpg14637467401eb3a.jpg1463746741c4e5b.jpg146374674218e4b.jpg1463746744beae2.jpg14637467478cb9a.jpg

 

 

http://www.bosasotimes.com/wp-content/uploads/2016/05/TsaiIng-Wen-1024x709.jpghttp://www.bosasotimes.com/wp-content/uploads/2016/05/TsaiIng-Wen-150x150.jpgKhadroNews in EnglishMunaasabad si qurux badan loo soo agaasimay oo maanta ka dhacday Magaalada Taipei, ayaa waxaa lagu dhaariyay haweeneydii ugu horaysay oo noqonaysa Madaxweynaha Taiwan,Tsai Ing-wen iyo Ku Xigeenkeeda, Chen Chien-jen, ayaa waxaa lagu dhaariyay munaasabadan oo lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Taiwan, Ma Ying-jeouo, Madaxweynihii hore ee Taiwan, ayaa si diiran...News from Somalia & the World