Maxawaynaha puntland mudane gaas ayaa soo gabagabeeyay safaro uu ku maraayay gobolada bari iyo karkaar madaxwaynaha ayaa safaradaas waxaa ku waheliya labada gole ee dowlada safarkaan oo xaaladisu ahayd u kuurgalka dadka dhawaan u naqraacay deegaanadaas oo ay roobab lagu diirasdeen kada een dadkaas oo kakala yimi gobolada soomaaliya madaama ay abaar ba’ani kajidho oo aan roob kadi’in dadka deegaanadas iskuguyimi ayaa waxay ka  cabanayaan cunto la’aan iyo caafimaad daro waasiday hadalka u dhigeene iyagoo gabashadooda ku muujinaya ayay adeecadahan ka sheegayan waa markii ugu horeeyay oo roob loogu so hayaamo uu ka da o goboladaas.

Madaxwaynaha c/wali cali gaas ayaa xalay ku sugna magaalada qardho isagoo saaka ka soobiximay oo usoo dhaqaaqay dhinaca caasumada puntland ee garowe, lama oga madaxwaynuhu inuu isku shaandhayn samaydoono walow ay marar badan dib udhac kuyimi inuu isku shaandheeyo golihiisa wasiirada iyo laama amaanka gobolka bari iyagoo ayaamahan uu jiro amni xumo ka soo dhalanaysa caasumada ganacsiga puntland walow dadku ay leeyihihi habacsanaanta laamaha amniga ayaa kenaya.

http://www.bosasotimes.com/wp-content/uploads/2016/05/IMG_9333.jpghttp://www.bosasotimes.com/wp-content/uploads/2016/05/IMG_9333-150x150.jpgMustafe MohamedPuntlandMaxawaynaha puntland mudane gaas ayaa soo gabagabeeyay safaro uu ku maraayay gobolada bari iyo karkaar madaxwaynaha ayaa safaradaas waxaa ku waheliya labada gole ee dowlada safarkaan oo xaaladisu ahayd u kuurgalka dadka dhawaan u naqraacay deegaanadaas oo ay roobab lagu diirasdeen kada een dadkaas oo kakala yimi gobolada soomaaliya...News from Somalia & the World