Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa wuxuu magacaabay Guddiga Adeega

GarsoorkaMadaxweynaha, ayaa Wareegto ku magacaabay toddobo xubnood oo noqonaaya Guddiga Adeega Garsoorka, markii uu sheegay in baahi loo qabo awadeed la magacaabay Guddigaasi.
Madaxweynaha, ayaa magacaabay xubnaha kala ah:
Jamaal Maxamed Axmed, Xeer Ilaaliyaha Guud
Maymuun Muuse Maxamed, Garyaqaan
Barre Cismaan Xuseen, Garsoore Maxkamadda Sare
Cali Maxamuud Cali, Garsoore Maxkamadda Sare
Sheekh Miiris Maxamed Xuseen, Xubin Golaha Adeega Garsoorka
C/raxiin Sheekh Aadan Cumar, Xubin Golaha Adeega Garsoorka
Shariif Maxamed Xasan, Xubin Golaha Adeega Garsoorka.

14630236040a8cb.jpg

http://www.bosasotimes.com/wp-content/uploads/2016/05/191dbc19eed400175ca5.jpghttp://www.bosasotimes.com/wp-content/uploads/2016/05/191dbc19eed400175ca5-150x150.jpgKhadroGobolada dhexeMadaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa wuxuu magacaabay Guddiga Adeega GarsoorkaMadaxweynaha, ayaa Wareegto ku magacaabay toddobo xubnood oo noqonaaya Guddiga Adeega Garsoorka, markii uu sheegay in baahi loo qabo awadeed la magacaabay Guddigaasi. Madaxweynaha, ayaa magacaabay xubnaha kala ah: Jamaal Maxamed Axmed, Xeer Ilaaliyaha Guud Maymuun Muuse Maxamed, Garyaqaan Barre Cismaan...News from Somalia & the World