Dad farabadan oo ruxaya calanka Soomaaliya iyo caleemo qoyan ayaa madaxweynaha Federaalka Soomaaliya ku soo dhoweeyey magaalada Carmo kuwaas oo ruxayey  sawirka madaxweynaha mudane Maxamed Cadullaahi Farmaajo.

Madaxweynaha oo si diiran loo soo dhoweeyey ayaa ka mahadnaqay soo dhoweynta  loo sameeyey, wadahadal iyo is aragna la yeeshay maamulka degmadda Carmo, wax garadka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Madaxweynaha  federaalka Soomaaliya oo uu wehiliyo madaxeyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa usii gudbaya magaalada Boosaaso halkaas oo si diiran dadweynaha magaaladu u sugayaan imaantinka madaxweyne Farmaajo iyaga oo u diyaariyey soo dhoweyn aad u baalaran iyo isu soo bax aan hore loo arag.

SC

Bosasotimes.com

 

 

http://www.bosasotimes.com/wp-content/uploads/2018/01/farmaajoCarmo1.jpghttp://www.bosasotimes.com/wp-content/uploads/2018/01/farmaajoCarmo1-150x150.jpgadminPuntlandsomali NewsCarmo,Farmaajo,soodhoweynDad farabadan oo ruxaya calanka Soomaaliya iyo caleemo qoyan ayaa madaxweynaha Federaalka Soomaaliya ku soo dhoweeyey magaalada Carmo kuwaas oo ruxayey  sawirka madaxweynaha mudane Maxamed Cadullaahi Farmaajo. Madaxweynaha oo si diiran loo soo dhoweeyey ayaa ka mahadnaqay soo dhoweynta  loo sameeyey, wadahadal iyo is aragna la yeeshay maamulka degmadda Carmo,...News from Somalia & the World