Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa xilkii loogu qaaday Wasiirkii Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Galmudug Mudane Jaamac Xasan Salaad, Waxa uuna xilkaas u magacaabay Mudane Maxamed Xayir Nuur.

Madaxweynaha ayaa wasiirka ku eedeeyay xil gudasho la’aan iyo  in uusan soo xaadirin kulamada ay yeeshaan Golaha Wasiirada dowladda Goboleedka Galmudug.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya In wasiirka xilka loogu qaaday hadal uu sheegay oo ahaa in ay dhacday Xukuumadii uu hogaaminayay Madaxweyne C/kariin Xuseen Guulleed oo kalsoonida ay kala laabteen xildhibaanada Galmudug.

http://www.bosasotimes.com/wp-content/uploads/2016/03/Guuleed-1.jpghttp://www.bosasotimes.com/wp-content/uploads/2016/03/Guuleed-1-150x150.jpgMustafe Mohamedsomali NewsWareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa xilkii loogu qaaday Wasiirkii Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Galmudug Mudane Jaamac Xasan Salaad, Waxa uuna xilkaas u magacaabay Mudane Maxamed Xayir Nuur. Madaxweynaha ayaa wasiirka ku eedeeyay xil gudasho la’aan iyo  in uusan soo xaadirin kulamada ay yeeshaan Golaha Wasiirada...News from Somalia & the World